maansayahanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
gabyaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin hal-abuurka maansada yaqaan. ld gabayaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
heesaaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-aayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof heesta ku luuqayn yaqaana.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
laashinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qof maansada tiriya.Laba laamood oo mataano ah middood.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00