maaqul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Garannuug yar oo caanannuug ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur