maardhood

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ged-gaddoonka uu sameyo qof aad u xanuunsanaya.
  2. Qof xanuun weyni hayo gedgaddoon samayn.