maashood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg maashoo.

maashoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Biyo, hadal iwm ku harqasho.