maaxin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maaxi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maaxi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho. 2. Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur