maaxo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Macnaha:

  1. 1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur