maaxsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maaxsanowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-naaday, -naatay)Macnaha:Wax maax yeshay noqosho (ceel).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
maaxsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maaxsan. ld maaxsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00