mabac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhagax, dhadhaab iwm oo aad u adag oo qalabka qodidda iyo jabintu ayan burburin karin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur