macaammiloo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. 1. Ku m.: hab gaar ah ku dhaqmid. 2. La m.: cid si wanaagsan ula dhaqmid. ld macaamiloo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaamiloo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. ld macaammiloo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur