macaaneyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.

macaanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. Wax macaan ka dhigid. ld macee.

macaaneys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaanayn.

macayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld macaaneyn.

macays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaaneyn.

micayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld macaanayn.

micays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaanayn.