macaaneysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaaneyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaaneysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaaneysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaaneysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaaneysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaaneysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaysasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld macaanaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur