macaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhadhankiisa jeclaysasho. 2. Sheeko, salaax, iwm u bogid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

macaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld macaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur