macaluulnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg macaluulan. ld macaluulnaansho, macaluushanaan, macaluushanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macaluulanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Macnaha:Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
macaluulnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld macaluulnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
macaluushanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld macaluulnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0