macasalaameynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg macasalaamee. ld macasalaameys.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macasalaameeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)Macnaha:Qof laga tegayo sii nabadgelyeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
macasalaameysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld macasalaameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0