macatab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. (dii.) Shay qaab iskutallaab leh oo dadka kiristaanka ah astaan diineed u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur