macduun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. M. ah: wax helitaankiisu dhif iyo naadir ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur