maciishad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld macayshad.

macayshad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.