maciishoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld macayshad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macayshadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0