maclaqad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld macalgad.

macalgad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad.