macriifadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Aqoon dheeraad ah oo wax loo leeyahay. ld macriifo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
macriifoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld macriifad. 2. ld macruuf (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0