macsaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saliidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hoore dufan ah oo miraha dhirta qaarkeed laga miiro raashinkana lagu iidaanto. 2. Hoore layiig ah, isku qasan oo idarokarbuuri ah oo ka dhasha isbedello, ka yimid haraayo orgaaniko ah oo tiro badan, dhulka hoostiisa muddo dheer ku biirsamay oo marka la sifeeyo loo isticmaalo iftiinsasho iyo shidaal. ld seriir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
macsaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00