macsiley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Haweeney macsida badsata.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur