madaalinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg madaali. ld madaalis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaaliQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Badar iwm madaal ku cabbirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
madaalisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld madaalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0