madag

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dko, m.l)

Macnaha:

  1. Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.