madax-adkaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg madax-adag. ld madax-adkaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
madax-adagQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)Macnaha:Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
madax-adkaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld madax-adkaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00