madaxbannaanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxbannaan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho. 2. Haweeney aan nin lahayn ahaansho. 3. Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxbannaanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxbannaani

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld madaxbannaanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur