madaxfurasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madaxfuro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Qof la qafaalay hanti ku soo furasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur