madaxla'Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.