madbaco

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld madbacad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madbacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Meel dhisan oo ay yaalliin mashino waaweyn oo wax lagu daabaco. ld madbaco.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur