maddiibadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-dyo, m.dh/-do, m.l)Macnaha:Baaquli; daafiri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baaquliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Weel maacuunta ka mid ah, dabool leh sidde lahayn oo wax lagu shubto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0