madkeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madkee. ld madkeys.

madkee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-keeyay, -keysay)

Macnaha:

  1. 1. Madag bixin. 2. Isku m.: qof isku dhejin.

madkeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld madkeyn.