madlin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg madli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid ballamin. 2. Arrin iwm fulinteeda dib u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur