madluunsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg madluunsan. ld madluunsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
madluunsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Qof la madluumiyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
madluunsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld madluunsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00