madoorsoomayaal-fisikaad ee salka ahQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:(fiis.) Qiyaaso fisikaad oo aan isbeddelin meel kasta ama xilli kasta oo la joogo.