magaaleysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg magaaleyso. ld magaaleysad, magaaleysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

magaaleyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

magaaleysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld magaalaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

magaaleysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld magaaleysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur