magaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Faras aan orod badan lahayn.Hal caano yar; baaqimo.
baaqimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.