magacdheeraanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg magacdheerow. ld magacdheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
magacdheerowQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-raaday, -raatay)Macnaha:Wax caan ah noqosho (qof ama meel).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
magacdheeraanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg magacdheer. ld magacdheeraansho, magacdheeri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0