magangelyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso.