maggaabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maggow². ld maggow¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maggowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2. ld maggaabid.Hoore aad u cantuugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0