maggaroofanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maggarafoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maggarafoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Qalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddela tamardanabeed, kaasoo loo sii beddeli karo jaqab marka lagu qaado silig ama silig la'aanba. ld maggaroofan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0