magmaagasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg magmaago.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

magmaago

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur