maguujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maguuji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maguuji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax tuuryo meel ku gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur