magwadaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld magwadaagid.Dad, xeer ahaan, diyada isla bixiya wada qaatana.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
magwadaagidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld magwadaag¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0