mahadsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mahadsan. ld mahadsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mahadsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la mahadiyey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mahadsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld mahadsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0