maharsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld mehersan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mehersan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Ku m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur