mahdab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mad-hab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mad-hab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur