Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono. 2. Barwaaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
1. Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn. 2. (w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur