majaaniin

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg majnuun.

majnuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-jaaniin, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof waalan.