majabe

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nagaar aan qodax lahayn oo dusha xaad ku leh; wuxuu leeyahay caleemo yaryar, dhirta dawadana waa ka mid. 2. M. ah: aan jabin; aad u adag.