majarroorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld manjarroorid.ld manjarroor².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
manjarrooridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg manjarroor². ld majarroor¹, majarroorid, manjarroor¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
manjarroorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0